Ergada Beesha Sacad Uga Qayb Geleysa Shirka Dib-u-heshiisiinta Oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Gudiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Beesha Sacad uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan beelaha Galmudug si ay uga wada hadlaan qorshaha dhismaha Galmudug . Ugaas Cabdi daahir Ugaas Nuur oo ku hadlay afka bulshada ku nool Dhuusamareeb ayaa munaasabadda soo dhaweynta ka sheegay in gacma furan kusoo dhaweynayaan ergada … Continue reading Ergada Beesha Sacad Uga Qayb Geleysa Shirka Dib-u-heshiisiinta Oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)